Buugga warbixinta Garsoorka Soomaaliya 2025
blog
Warbixinta Wxaqabadka Garsoorka C.Q.S
Warbixinta Waxqabadka Garsoorka CQS ee 2025
HANNAANKA WAX-KA-BEDDELKA DASTUURRADA: QAREEN SAKARIYE I. NUUR
Hannaanka wax-ka-beddelka Dastuurrada. Waxaa qormadan diyaariyey qareen Sakariye Ismaaciil Nuur. Guji lifaaqan hoose si aad ula degtid qormadan. hannaanka wax-kabeddelka dastuurrada
FEDERAALEYNTA GARSOORKA SOOMAALIYA BY AVV. BURHAAN AADAN CUMAR
Hordhac Federaalku waa hannaan dawladeed oo awoodaha loogu qeybiyo heerarka kala duwan ee dawladeed ee kala ah heer federaal, heer Dawlad-Goboleed ama/iyo dawladaha hoose. Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya ee …
FEDERAALEYNTA GARSOORKA SOOMAALIYA BY AVV. BURHAAN AADAN CUMAR Read More »
QORMOOYINKA MOWDUUCYADA SHIRKA GARSOORKA 2025
Horudhaca Qormooyinka Shirka garsoorku waa shir sanadle ah oo qabsooma horraanta sanad walba, waxaana ka mid ah waxyaabaha lagu soo bandhigo, qormooyin laga sameeyay mowduucyada lagu gorfeynayo shirka kuwaas oo …
CILMIBAARISYADA SHIRKA GARSOORKA 2024
Cilmibaaris Book – Garsoorka 24 HORDHAC: Shirka Garsoorka waa shir sannadle ah oo la qabto sannad kasta marka uu dhammaado si waafaqsan Qodobka 30aad ee Xeerka Nidaamka Garsoorka ee 1962. …
FAALLO HINDISE SHARCIYEEDKA SHARCIGA HAY’ADDA NISA
FAALLO Waxaan halkaan ku soo gudbinayaa faallo kooban oo saabsan hindise sharciyeedka sharciga hay’adda nabadsugidda iyo sirdoonka qaranka. Fiiri lifaaqa hoose ee PDF ah.
FAALLO: Hindise sharciyeed sharciga hay’adda NISA
FAALLA KOOBAN: Hindise sharcyedka Sharciga Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qarabka Hay’adda Sirdoonku waxay u xil-saaran tahay uruurinta iyo falanqaynta xogaha sirta ah ee wax-tarka u leh amniga qaranka, ciidamada …
FAALLO: Hindise sharciyeed sharciga hay’adda NISA Read More »