LAW n. 21 of 19 January 1973. Supervision and Control of Waqf Property.
Waa xeerka lagu nidaamiyo hantida waqafka ah. Fadlan guji linkiga hoose si aad ula soo degtid
Waa xeerka lagu nidaamiyo hantida waqafka ah. Fadlan guji linkiga hoose si aad ula soo degtid
Judiciary Organization Law – Law No. 3 of 12 June 1962 Final
BUUGA HABKA XEERKA MADANIGA
Wuxuu qoraalkani soo bandhigayaa qaab-dhismeedka, howlaha iyo waajibaadka Taliska Booliiska Soomaaliyeed, wuxuu sidoo kale soo gudbinayaa howlaha ay qabtaan qeybaha kala duwan ee Booliiska. Wuxuu sawir guud ka bixinayaa mowduucyada …
Qaab-dhismeedka iyo Howlaha Taliska Booliiska Soomaaliyeed Read More »
Waxay daraasaddaan gaabani diiradda saaraysaa nidaamka garsoor ama hannaanka caddaaladeed ee ay ku dhaqmaan Wadamada haysta Nidaamka Federaalka. Waxay sidoo kale soo bandhigaysaa hannaankii caddaaladda ee ay Wasaaradaha Caddaaladda ee …
Hannaanka Caddaaladda iyo Nidaamka Garsoorka Wadamada Federaalka Read More »
Maxkamadda G/Banaadir waxaa laga diiwaan-geliyay sanadkaan 2020(Jan-Oct 2020) in ka badan 38 kiis oo la xiriira kufsi iyo fara-xumeyn caruur. Waxay dacwadahaasi iskugu jiraan kufsi iyo galmooyinka aan dabiiciga ahayn …
Waxay faalladaani falanqeynaysaa aragtida sharci ee xeer-nidaamiyaha ujuurada Maxkamadaha ee uu soo saaray sii-hayaha xilka Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda. Kudhufo linkiga >>>> Faallo ku saabsan xeer-nidaamiyaha
There is a well-established argument that says something close to the following: countries develop and societies attain multi-dimensional ( political, economic, and social ) stability once they ensure that no …
A strong legal education could be the key to establishing a strong rule of law Read More »