Hannaanka Caddaaladda iyo Nidaamka Garsoorka Wadamada Federaalka

Waxay daraasaddaan gaabani diiradda saaraysaa nidaamka garsoor ama hannaanka caddaaladeed ee ay ku dhaqmaan Wadamada haysta Nidaamka Federaalka.
Waxay sidoo kale  soo bandhigaysaa hannaankii caddaaladda ee ay Wasaaradaha Caddaaladda ee Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ay isla qaateen shirkii ay ku yeesheen  Magaalada Jowhar, sidoo kale wax ka beddelkii ay ku sameeyeen Golaha Wasiiradu XFS.

Guji  Lifaaqa Hoose ee PDF-ta, si aad u akhrisid mowduuca oo dhamaystiran

Hannaanka Caddaaladda iyo Nidaamka Garsoor ee Wadamada Federaalka

Share This Post

Share on facebook
Share on twitter
Scroll to Top

Donation Form