Shaqada Garsooraha ee Dacwadaha Ciqaabta iyo Madaniga

 

Waxay qoramadaan gaabani ka hadlaysaa shaqada garsooraha ee dacwadaha ciqaabta iyo madaniga, tallaabooyinka uu qaadayo, sida uu u maamulayo dacwadda iyo ugu dambeyn sida uu u gunaanadaayo go’aankana uga soo saarayo.

Waxaa qoramadaan gaaban diyaariyay islamarkaana qoray Garyaqaan Sare Muuse Axmed Ciise Qaanuuni.

Hoos u guji si aad uga bogatid.

Shaqada Garsooraha Dacwadaha Maxkamadaha

Share

Scroll to Top

Donation Form