Qaab-dhismeedka iyo Howlaha Taliska Booliiska Soomaaliyeed

Wuxuu qoraalkani soo bandhigayaa qaab-dhismeedka, howlaha iyo waajibaadka Taliska Booliiska Soomaaliyeed, wuxuu sidoo kale soo gudbinayaa howlaha ay qabtaan qeybaha kala duwan ee Booliiska.
Wuxuu sawir guud ka bixinayaa mowduucyada kala ah: qaab-dhismeedka hay’adda booliiska, waajibaadka qeybaha, waajibaadka saldhigyada, waajibaadka rugta booliiska, Hogaanka Baarista Dembiyada(CID), Farsamooyinka Baarista iyo marxaladaha baarista gal-dacwadeedyada ka furan saldhigyada booliiska.
si aad uga bogatid qoraalkaan, gujji lifaaqa hoose ee PDF-ta.

Share

Follow Us

Related Post

Scroll to Top

Donation Form