Dacwadaha Kufsiga oo aad ugu soo kordhaya Dalka
Maxkamadda G/Banaadir waxaa laga diiwaan-geliyay sanadkaan 2020(Jan-Oct 2020) in ka badan 38 kiis oo la xiriira kufsi iyo fara-xumeyn caruur. Waxay dacwadahaasi iskugu jiraan kufsi iyo galmooyinka aan dabiiciga ahayn …